Jamie Vardy oo dhaawac lagu saaray Xulka Qaranka England.

Xidiga xulka Ingiriiska iyo kooxda Leicester city Jamie Vardy ayaa dhaawac soo gaaray looga saaray xulka Ingiriiska ee la ciyaaraya xulka Scotland kulan ka tirsan isreeb reebka koobka adduunka ee 2018ka.

Sido kale Jime Vardy ayaa seegi doona kulan saaxibtinimo oo ay xulka Ingiriiska la ciyaari doonan Faransiiska,sida ay sheegtay jariirada Sports football.

Tababaraha xulka Ingiriiska Gareth Southgate ayaa imminka kala xulan doona Harry Kane,Marcus Rashford iyo Jermain Defoe,weli ma uusan magacaabin qofkii bedeli lahaa Jamie Vardy oo ah midka lagu jacelyahay weeraryahanada Ingiriiska ee Vardy.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close