joe allen oo manta Tijaabada caafimaad u mari doona kooxda stoke city

laacib.so; Joe Allen ayaa manta tijaabada caafimad u mari doona kooxda stoke city

liverbool ayaa xidigan wuxu kaga tagay qiimo lacageed oo garaya ilaa £13 million madaxda kooxda stoke ayaana manta ku dhawaaqi doona heshiiska xidigan

ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa la midoobi doona kooxda iyo macalinka stoke mark hughes

Stoke ayaa  dhaqso u dhaqaaqaysa heshiis ay la galeyso kooxda reer Merseysiders, iyagoo og in xidigan heerka caalami ee dalka Wales uu noqon doono mid muhiim u noqda kooxda isagoo si rasmi loo xaqiijin doono 26 July heshiiskisa .

swansea ayuu joe allen kaga soo biiray kooxda liverbool 2012 bishii AUGUST £15m REDS ayaana hada ku fikiraysa inay markeeda iibiso

inkastoo xidigan uu qaab ciyaared cajiib ah uu kusoo bandhigay xulka wales tartankii EURO 2016 ayuu hadana xidigan noqon waayay dooqa kowaad ee macalin Jurgen Klopp

klopp ayaa liverbool ku wada nidaam dib u dhis oo ku wajahan sanadka soo socda iyo soo galida kaliumaha sare ee horyaalka

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close