Jose Mourinho oo record xun u dhigay Manchester United 25 sano kadib hadaba waa maxay record kaasi halkan ka ogow

Macalinka Manchester United Jose Mourinho ayaa kooxdiisa  u horseedey Record

aad u xun oo ay ugu damabeysey mudo hada laga Joogo 25 Sano Taas oo ogu dambaysay  1992 dii.

Manchester United ayaa 25 Sano kadib 3 kulan oo Xiriir ah Waxa ay Garoonkeeda Old

Trafford 3 kulan oo xariir  oo bareejo ku dhamaaday mana dhicin sidaas oo kale wixii ka danbeeyey 1992 dii.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close