Jupp Heynckes oo Saadaaliyay kulanka adag ee Real Madrid iyo PSG

Macalinka kooxda kubada cagta ee Bayern Munich Jupp Heynckes ayaa Saadaaliyay kulanka xiisaha leh ee UEFA Champions League ee u, dhaxeya kooxaha Real Madrid iyo PSG
macalinka Jupp Heynckes ee Bayern Munich ayaa sheegay iney Real Madrid reebi doonto kooxda PSG

Si kasta oo ay Real madrid u liidato waa ku qatarsan tahay koobka UEFA Champions League-ka ayuu Yiri’waana kaga xariifsan yihiin PSG’sidaa daradeed waa soo baxayan ayuu Yiri tababare upp Heynckes

 

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close