Kompany iyo dhaawac maxaa kala heysta

Kabtanka kooxda Man City Vincent Kompany ayaa waxaa soo gaaray dhaawac hor leh, kullankii xalay kooxdiisa ay la ciyaartay Swansea City ciyaartii ka tirsaneyd League Cup

Xiddigan ayaa kooxdiisa ka maqnaa qeybtii labaad horyaalkii aynu soo dhaafnay iyo furitaanka horyaalka imin soconayo kaddib markiii ay dhaawacyo kusoo laab laabteen

Xiddigan ayaa si dhib badam ku dhameystay  kulankii ka dhacay garoonka Liberty Stadium, ee Man City ku adkaatay 2-1.

Sikastaba kooxda Man City ayaa xalay 2-1 uga badisay naadiga Swansea City , ciyaar ka tirsan League Cup, iyadoo wareega siddeed dhammaadka la ciyaari doonto Man United

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close