Koox Ka Dheesha Horyaalka Spain Ee La Liga Oo Bartilmaameed Ka Dhiganeysa Balotelli – Barca Ama Real Waa Tee?

Koox ka dheesha Horyaalka lagu tilmaamo in uu yahay midka Labaad ee ugu xiisaha badan caalamka marka laga soot ago midka wadanka Ingiriiska ayaa waxa ay dooneysaa in ay lasoo wareegto Weeraryahankaan.

Kooxdaan ayaa dooneysa in  ay hesho adeega xiddigaan weeyaha qurxoon ku qaadanaya wadanka Faransiiska, iyadoona dooneysa in ay keento Horyaalka La Liga si ay ugu faa’ideysato adeegiisa.

Majaladda COPE, ayaa waxa ay ku warameysaa in kooxda ee wadanka Spain ay xiiseyneysa in weeraryahanka Kooxda Faransiiska ah ee Nice iyo Xulka Qaranka Taliyaaniga ee Mario Balotelli.

Xiddigan ayaa waxa qandaraaskiisa kooxda Nice, waxa kaga dhiman hal sano, waxa uuna fursad uhaystaa in uu ka hayaamo Wadanka Faransiiska, halkaas uu isaga tiray ceebtii kasoo gaartay Liverpool.

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close