Koox laga sameeyay xiddigaha dhawaan kusoo biiray Premier League

Ibrahimovic ayaa hoggaaminayo shaxdii laga sameeyay xiddigaha dhawaan kusoo biiray kooxaha ka ciyaara horyaalka Premier League.

Karius oo dhawaan kusoo biiray Liverpool ayaa loosoo xulay qeybta shabaq illaalinta halka daafacyada ay kasoo muuqdeen Matip,Bailly iyo Klavan.

Nolito,Batshuayi, Mane,Gundogan iyo Xhaka ayaa qeyb ka ahaa shaxda laga sameeyay xiddigaha ka ay la wareegeen kooxaha Premier League.

submit football lineup

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close