Kooxaha ay Man United ku aadi karto wareega 16-Champions League

Hogaamiyayaasha Group A ee Manchester United ayaa si qurux badan ku soo xirtay wareega group yada kaddib markii ay 2-1 ku mareen CSKA Moscow
Laakiin waxaaba la arkaa in Man United ay ka shaleynayso maxaad kaalinta koowaad ugu soo baxdeen waayo waxay qoorta la gali doonaan kooxo dhammaantood aan dab yar shideyn.

Haddaba marka Isniinta la sameynayo isku aadka wareega 16 ka Champions League, Jose Mourinho ayaa filaya inay ku aadi doonaan midkood.

Real Madrid, ( difaaneysaa), Juventus Bayern Munich (2012/13 ayay ku guuleystay) FC Porto ,Shakhtar guuleystay Sevilla (2015/16 Europea league.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close