Kooxda Banadir Sports Club oo ka qeyb gashay horyaalka Table tennis+ Sawirro

Kooxda Banadir Sports Club ( BSC) oo markii ugu horeysay mudo 30 sano kadib ka qeyb gashay cayaaraha horyaalka Table tennis (ping pong ).
Tartanka kooxaha jaamacada carabta ayaa ka bilawday dalka Lebanon Gudoomiyaha kooxda Banadir Sports Clup Abukar Maxamed Shiikh ayaa hogaaminaya Wafdigan ku sugan wadanka Lebanon .

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close