Kooxda Dakadda oo lumisay ciyaartoy kale waa kee?

Weeraryahankii kooxda Dakada Cabdiqadir Ibrahim Yariis ayaa isaga tagay kooxda xili ciyaaredkii la soo dhaafay ku guuleystay horyaalka Somaliya .
Yariis ayaa ka mid ahaa kooxda Dakada mudo dhan afar sano waxana uu kaga soo biiray kooxda Horseed.
Wa Cayaaryahankii afaraad oo ka tagay kooxda Dakada kadib Axmad Xasan Macaani ,Cabdicasis Catoosh.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close