Kooxda Juventus oo is ka badashay calamadii lagu yaqaanay waqtiga badan

Kooxda kubadda cagta ee  Juventus ayaa iska badashay calamadii  ama astaantii  lagu bartay waqtiga  dheer, Juventus  ayaana hada soo saartay naqshad cusub oo ay yeelan doonto astandootada cusub  .

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo  ka dhacday xarunta culuumta iyo Technologyada ee magadalada Milan ayay kooxda Juventus kuso bandhigeen naqshad cusub oo ay hada kadib  isticmaali doonan laga bilaabo sanadkan bilowga  ee 2017 .

Juventus ayaa u adeegsan rabta naqshadan cusub dhan walba wallow si rasmi ah u bilabi doonta in ay kaso muuqato maaliyada kooxda xili ciyaareedka soo socda

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close