kooxda Juventus oo ka Hadashay mustaqbalka Dybala

Naadiga Juventus ayaa lagu soo waramayaa in ay War cusub ka soo saarto mustaqbalka xidigeeda reer Argentine ee Paulo Dybala sida ay sheegayaan wararlaga helayo Italy.

Wargeyska Corriere dello Sport ayaa sheegaysa in ciyaaryahanka reer Argentine uu wakhti horeba qalinka ku duugay heshiis cusub oo ku eg sanadka 2022.

Naadiga ayaa xiddigan u samaysay mushahar kordhin oo u fiican iyada oo sanadkii mushahar ahaan u siin doona 7 Milyan oo ay waliba la socdaan gunooyin.

Xiddigan ayaa qaab ciyaareedka fiican ee uu xilli ciyaareedkan ku jiro ku soo jiitay kooxaha badan oo qaarada Yurub oo ay ka mid yihiin kooxaha Barcelona, Real Madrid man united kuwaas oo doonaya adeega xiddigan.

Laakiin side wararka saaka ay sheegayan in ay juventus warbixin ka soo saari doonto heshiiska cusub ee xiddigan maanta wakhti dame iyada oo doonaysa in ay waliba heshiis cusub ee wareryahankeeda ku xirto lacagaha lagu bur-burin karo heshiiska xiddigan oo aan wali la sheegin.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close