Home » Africa » Kooxda kubada cagta Dekedda ayaa la soo wareegtay maanta oo kale laacibiin muhiim ah.

Kooxda kubada cagta Dekedda ayaa la soo wareegtay maanta oo kale laacibiin muhiim ah.

Maanta oo kale kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa la soo wareegtay xidigaha kala ah Axmed Xasan Macani, Bile Muxudiin Buraale iyo Xasan Siidow Hilowle kuwaas oo ka kala yimid kooxaha ka dhisan horyaalka heerka koowad ee dalka Soomaaliya.

Sanadkii 2016-kii aye aheyd markii ay la soo wareegtay kooxda Dekedda xidigaha waxeyna waayo fiican ku qaadanaya kooxda.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*