Home » Africa » kooxda Savana oo ka dheeli doonta horyaalka heerka kowaad ee dalka

kooxda Savana oo ka dheeli doonta horyaalka heerka kowaad ee dalka

kooxda Savana oo ka soo muuqan doonta horyaalka heerka koowad ee dalka Soomaaliya xili ciyaareedka dambi.
kooxda kubadda cagta Savana ayaa u soo gudobtay horyaalka heerka koowad ee dalka Soomaaliya iyadu ka soo dalacday horyaalka heerka labaad ee dalka.
Savana ayaa 3-2 ugu adkaatay kooxda Somali Fruit taas ayee ku xaqiijisay inay xili ciyaareedka soo socda ka ciyaari doonto horyaalka heerka 1-aad ee dalkeena.
Naadiga Banaadir ayaa koowaad ku soo baxday oo ku soo guuleystay horyaalka Serie B ee dalkeena, iyadoo ay Savana iyo Banaadir sanadka dambe ka wada ciyaari doonaa horyaalka heerka koowaad.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*