Kulamada la cayaarayo Serie-A iyo Saacadaha soo galayaan

Kooxda Napoli ayaa xalay dib ugu soo laabatay hogaanka horyaalka Serie A kaddib markii ay afar gool ku xasuuqday Naadiga Lazio.

Horyaalka Talyaaniga ayaa u muuqda sanadkan mid xiiso leh oo waxaa hogaanka si aan caadi ahayn ugu hardamaya Napoli iyo Juve oo kala leh 63 iyo 62-dhibcood.

Sidoo kale AC Milan ayaa shalay guul wayn gaartay, halka Inter Milan iyo Roma ay maanta kulamo ciyaari doonaan.

 kulamada la cayaarayo Serie A iyo Saacadaha ay soo galayaan:

2:30 Duhurnimo: Sassuolo vs Cagliari

5:00 Galabnimo: ChievoVerona vs Genoa

5:00 Galabnimo: Inter vs Bologna

5:00 Galabnimo: Sampdoria vs Hellas Verona

5:00 Galabnimo: Torino vs Udinese

10:45 Habeenimo: Roma vs Benevento

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close