Kulamadii Caawa Laga Ciyaaray Koobka Champions League Oo Soo Idlaaday [Akhri Natiijooyinka]

Waxaa gabi ahaanba soo idlaaday ciyaarihii laga dheelay caawa Tartanka koowaad ee loogu jecel yahay caalamka iyo Qaarada Yurub ee Champions League, iyadoona kooxaha ay umuuqanayeen kuwa si weyn is kugu soo diyaariyay marka laga hadlo bandhigooda.

Kulamadaan ayaa waxay soo bilawdeen marka ay saacadaha Geeska Afrika ay ahayd, 21:45, waxaana ay soconayeen sida caadada ahaydba in ku dhow Laba sacadood ama 90-daqiiqo, waxaana ay soo dhamaadeen daqiiqado ka hor, iyadoona ay soo baxeen Natoojooyin cajiib ah.

Kooxaha Ingiriiska, oo caawa ahaa kuwa ugu badan ee dheelayay ayaa waxay umuuqanayaa bilawgii ciyaarahaan inay yihiin kuwa carcar ah, islamarkaana goolaasha iyaga ayaa la humaray, inkastoo Liverpool, laga daba keenay, waxaana sidaas oo kale laga daba keenay Tottenham.

Balse, ugu dambyentiin wax badan ayaa is bedalay waxaana xiddigahooda ay soo bandhigeen qaab ciyaareed heer sarre ah, iyagoona muujiyay inay u diyaarsan yihiin inay matalaan naadidooda, waxaana Natiijooyinka kulamadaan aad ka arki karto halkaan hoose.

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close