Home » Degmooyinka » kulan ka tirsan tartanka Degmooyinka Gobolkaka Benaadir Kaaraan iyo Cabdicasiis

kulan ka tirsan tartanka Degmooyinka Gobolkaka Benaadir Kaaraan iyo Cabdicasiis

Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhici doona garoonka Banadir Stadium kaasoo u dhaxeeya degmooyinka kala ah Cabdicasiis iyo Kaaraan waana ciyaar qeyb ka ah tartanka degmooyinka Gobolka Banadir,Degmada Kaaraana ayaa galabta ciyaare doona kulankeeda ugu horeyay halka Degmada kale ee Cabdicasiis iyaduma ciyaareysa kulankii ugu horeyay degmoyinka waxeyna qeyb ka yihiin Group D.




Ciyaartan ayaa soo gali doonta saacada markii tahay 2:00 oo duhurnimo waana kulan xiiso badan madaama ay labadan degmo lagu tiriyo kuwa ugu wanaagsan ciyaarista kubadda cagta degmooyinka Gobolkaka Benaadir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*