Home » Africa » Kulanka maanta koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir ee kaaraan iyo wadajir

Kulanka maanta koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir ee kaaraan iyo wadajir

Kulan katirsan koobka degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta waxa uu dhex mari doonaa degmooyinka kaaran iyo wadajir kaas oo ka dhici doona garoonka Koonis stadium ee Caasimadda magalada mugdisho,Ciyaartii hore degmada karaan waxay 2-1  kasoo badisay degmada cabdi casiis halka degmada wadajir kulan dhex maray iyada iyo degmada warta -nabbda loogu badiyay   2-1 degmada wadajir.




markan degmada wadajir waxay ubaahan tahay guul  taa oo u,sahli karto u soo bixitanka koobka degmooyinka gobalka Benaadir,Waqtiga ciyaartay ay dhacaysaa waa 3:30pm Galabnimo ayaa la baasan doonaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*