kulanka u dhaxeya dagmooyinka kala ah Cabdicasiis iyo Warta Nabada

degmooyinka kala ah Warta Nabada iyo Cabdicasiis ayaa galabta kulan xiiso badan ku yeelan doona garoonka Jaamacadaha ee dagmada Hodan kulan ka tirsan tartanka Degmooyinka 2016-17,Degmada Warta Nabada kulankii ugu dambeyay waxey guul ka soo gaartay degmada Wadajir,sido kale Cabdicasiis waxeey guul daro xanuun badan kala soo kulantay degmada Kaaran.Labadan dgmo waxey ku jiraan Group C.




Kulan wuxuu soo gali doona saacada markii tahay 3:30 ee galabnimo

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close