Home » Africa » Kulanka u dhaxeya koobka Degmooyinka kooxaha kala ah Hodan iyo Yaaqshid.

Kulanka u dhaxeya koobka Degmooyinka kooxaha kala ah Hodan iyo Yaaqshid.

Kulank aad u,xiiso badan ayaa galabta lagu ciyaari doona garoonka Banadir Stadium ee degmada Cabdicasiis kaa oo u dhaxeeya degmooyinka kala ah Hodan iyo Yaaqshid waana kulan ka tirsan tartanka Degmooyinka 2016-17.,Labadaan degmo ayaa ah kuwa aad u xifaaltama Hodan kulankii ugu dambeyay waxey bar baro la soo gashay degmada Wabari kulan ku soo dhamaaday 2-2.




Degmada Yaaqshid ciyaartii ugu dambeysay waxeey la soo ciyaartay deyniile kulan ku soo dhamaaday 1-1,Ciyaartan ayaa ka dhici doonta garoonka Banadir Stadium ee EX (koonis) waxeyna soo gali doonta 3-:00 galabnimo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*