Laacibkii Ugu Xumaa, Kii Ugu Fiicnaa & Qiimaynta Xidigaha Kulankii Ay Villarreal Dubatey Real

Real Madrid oo ku fashilentey inay ka faa’ideysato fursadaha ugu badan oo ay ka heshay garoonka ayaa keentey inay guul daro wadno qabad leh ay kala kulmaan kooxda kubada cagta Villarreal, oo Santiago Bernabeu, joogta.

Guul daradaan ayaa uga dhigan Los Blancos ay hada ay ku jirto kaalinta afaraad, waxayna ka hooseysaa Barcelona dhicooyin gaaraya 16 dhibcood, waxaana xusid mudan in Barcelona ay gacanta ku haysato Kulan ay Berri dheeleyso.

Laacibka lagu magacaabo Pablo Forlas ayaa wuxuu ugu shabey Real Madrid goolkii aamusiyey Taageerayaasha Los Blancos, kuwaasoo joogey Santiago Bernabeu, wuxuuna dhaliyey daqiiqadii 87aad.

Qiimeynta Ciyaartoyda

Real Madrid: Navas (7), Carvajal (7), Varane (7), Nacho (6), Ronaldo (6), Kroos (6), Modric (5), Bale (6), Marcelo (6), Casemiro (5), Isco (6)

Bedelka La Adeegsadey: Lucas (6), Asensio (6)

Villarreal: Asenjo (8), Costa (7), Alvaro (7), Bonera (6), Mario (6), Trigueros (7), Rodrigo (7), Castillejo (7), Bacca (7), Fornals (8), Raba (7)

Bedelka La Adeegsadey: Cheryshev (8), Unal (7), Rukavina (6)

Xidigii Ugu Fiicnaa Garoonka: Pablo Fornals

Pablo Fornals (R) scored Villarreal's winner

Xidigaan ayaa waxa uu ku muteystay inuu noqdo laacibkii ugu fiicnaa garoonka wuxuu soo bandhigey muuqaal ciyaareed cajiib ah iyo inuu dhaliyey goolkii ay guusha ku heshay kooxdiisa Villarreal.

Tags

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close