Laacibkii Weynaa ee Paolo Maldini oo ku biiray dheelida Ciyaaraha tennis-ka+Sawiro

Laacibkii hore ee kooxda kubada Cagta AC Milan Paolo Maldini ayaa Noqday Ciyaaryahan Caalami ah oo dheela Ciyaarta Taniska kadib markii uu u gudbey kama damabaysta koobka ATP Milan Challenger.Maldini oo ahaa Ciyaaryahan weyn oo in badan koobab laqaaday kooxda AC Milan ayaa Tan iyo Markii uu ka fariistay Ciyaarta Kubada Cagta Sanadkii 2009 Waxa uu dheelayey Cayaarta taniska ilaa uu ka gaaro loo aqoonsado in uu yahay Xidig Caalami ah .

 Koobka uu u soo gudbey ee ATP AC Milan Challenger ayaa ah mid loogu soo gudbayo koobka Milan Open kaas oo qofkii Gaara uu ka mid Noqonayo dadka Caalamiga ah ee kala Saraynta loogu xisaabiyo Nambarada Xisaabta waxaana uu sheegay in uu Rajeynayo in uu gaari doono heerka ugu dambeeya in kasta oo hada da,diisu sii marayso 48 Sano.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close