LABA Xiddig Oo Ka Tirsan Real Oo Muhiim Ah Oo Aan Kamid Safka Caawa Ee Wajaheysa Barca

Naadiyadda Barcelona iyo Real Madrid ayaa waxay caawa fooda isku dari doonaan kulan ka tirsan Koobka Supercop-ka, dalka Spain, iyadoona kulan oo ka tirsan Lugta Koowaad ee Koobkaan, wuxuuna yahay mid aad loo wadda sugayo.

Madrid ayaa waxay isku diyaarisay inay guul darro dhabarka ay usaariso camaaliqadda Spain, ee Barcelona, waxaana Zidane, uu sheegay inuu diyaar uyahay inuu qanciyo taageerayaasha Los Blancos.

Si lamid ah, tababaraha Barca ayaa wuxuu sheegay inuu doonayo inuu guul usoo hooyo Gobolka Catalans, kooxda ka dhisan, isagoona wacad ku maray inuu laba cad ka kala dhigi doono Boqoradda Spain.

Balse, sheekooyinkaas oo dhan, kuwa ka duwan, Madrid, ayaa waxaa kulankaan ka maqnaanaya xiddigaheeda kala ah Marcos Llorente iyo Luka Modric, kuwaasoo dhaawac ku seegaya ciyaartaan.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close