Liiska Ciyaartoyda Madrid Ee Finalka Super Cup Kaga Hortageysa United Oo Lagu Dhawaaqay

Waxaa la shaaciyay ama lagu dhawaqay Liiska xiddigaha Real Madrid ee kaga qeybgaleysa Finalka Koobka Super, kaasoo ka dhacaya dalka Macodonia, iyadoona kulankaan uu dhacayo maalinka Barito ah.

Liiska Ciyaartoyda Madrid waxaad ka arki kartaa halkaan hoose

Goolhayayaasha: Navas, Casilla and Luca.

Daafacyadda: Carvajal, Vallejo, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo, Theo and Achraf.

Khadka Dhexe: Kroos, Modric, Casemiro, Marcos Llorente, Asensio, Isco, Kovacic and Ceballos.

Weeraryahandda: Cristiano Ronaldo, Bale, Benzema, Lucas Vázquez and Mayoral.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close