Liiska Xulka Germany Ee Wajahaaya England & Azerbaijan Oo Lagu Dhawaaqay

Tababaraha xulka qaranka dalka Germany ee ah xulka haysta Tartanka koobka aduunak  Joachim Low ayaa ku dhawaaqay liiska xulkiisa ee ka hor imaan doono dalalka England oo kulan saaxiibtinimo wada qaadaan doonaan iyo xulka Azerbaijan oo kulan Isreebreebka koobka Aduunak la Balansan yihiiin.

Joachim Low ayaa magacabay liis xooggan oo ay qeyb ka yihiin Xiddiga Arsenal Mezit Ozil iyo Sami Khedira oo Juventuus ka tirsan iyo da’yarka Manchester City Lorey Sane.

Goolhaya kooxda Barcelona Marc-Andréa Ter Stegan ayaa sidoo kale ku soo baxay liiskaan.

Daafaca kooxda Roma ee Rüdiger ayaa mudo kadib isagana looga yeeray liiska xulka qaranka ee Germany.

Haddaba halkan ka aqriso Liiska oo dhemystiran

Goalkeepers: Manuel Neuer, Bernd Leno, Marc-André ter Stegen.

Daafaca: Shkodran Mustafi, Jonas Hector, Benedikt Howedes, Mats Hummels, Antonio Rudiger, Niklas Sule, Joshua Kimmich, S.Rudy.

Qadka dhexe : Sami Khedira, Toni Kroos, Emre Can, Julian Draxler, Mesut Ozil, Julian Weigl.

Weerarka : Andre Schurrle, Lukas Podolski, Thomas Muller, Leroy Sane, Julian Brandt, Mario Gomez & Timo Werner.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close