Lionel Messi oo hoggaaminayo xiddigaha loogu yeeray xulka Argentina

Macallinka xulka Argentina ayaa dib ugu yeeray qaranka uu hoggaamiyo wiilka kooxda Juventus ee Gonzalo Higuain.

Xiddigii hore kooxda Real Madrid ayaa laga reebay safka xulka markii  lagu eedeeyay in uu cayilay.

Xiddigan ayaa qeyb ka ah xiddigaha ka hor tagi doono Lima 6-da bisha soosocota iyo kullanka xulka Paraguay

Goolhaye: Sergio Romero (Manchester United), Nahuel Guzman (Tigres).

Daafaca: Facundo Roncaglia (Celta), Mateo Musacchio (Villarreal), Ramiro Funes Mori (Everton), Marcos Rojo (Manchester United), Martin Demichelis (Espanyol), Pablo Zabaleta (Manchester City), Gabriel Mercado (Sevilla), Nicolas Otamendi (Manchester City).

Qadka Dhexe: Matias Kranevitter (Atletico Madrid), Javier Mascherano (Barcelona), Lucas Biglia (Lazio), Augusto Fernandez (Atletico Madrid), Ever Banega (Inter),  Erik Lamela (Tottenham), Nicolás Gaitan (Atletico Madrid), Angel Di Maria (PSG).

Weerarka: Lionel Messi (Barcelona), Angel Correa (Atletico Madrid), Lucas Pratto (Atletico Mineiro), Sergio Aguero (Manchester City), Paulo Dybala (Juventus), Gonzalo Higuain (Juventus).

 

Related Articles

5 thoughts on “Lionel Messi oo hoggaaminayo xiddigaha loogu yeeray xulka Argentina”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close