Live u daawo ciyaarta adag ee Eevrton Vs Arsenal

Macallinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa kursiga keydka ugu soo tagay xiddigihiis muhiimka ah kullanka kooxdiisa ay la ciyaari doonto Everton.

Sababta uu keydka u galiyay xiddigaha Mertesacker, Giroud iyo Walcott ayaana la ogeyn mahadaama kullanka uu yahay mid adag.

Iwobi oo ka mid ah da’yarta Arsenal ayuu kusoo bilaabay macallin Wenger, waxaana daafaca dhexe ciyaari doono xiddiga Gabriel.

Toos u daawo 

Related Articles

7 thoughts on “Live u daawo ciyaarta adag ee Eevrton Vs Arsenal”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close