Home » England » Liverpool oo £50m ku dooneysa mid kamida ciyaartoyda Real Madrid. Waa kee?

Liverpool oo £50m ku dooneysa mid kamida ciyaartoyda Real Madrid. Waa kee?

Warar ka ay qorayaan qaar kamida warbaahinta spain ayaa sheegaya in kooxda Liverpool ay u gudbisay Real Madrid dalab lacageed oo gaaraya £50m oo ay ku doonayaan laacib-ka weerarka ka ciyaara ee Karim Benzema.

Don Balon yaa sheegeysa in 5-6 dalab laga soo gudbiyay laacibkaan si xagaagaan ugu biiro koox kale, waxaana kamid ah kooxha aadka u daneynaya Liverpool iyo Arsenal oo naadi kasta uu ku dadaalayo sidii ugu guulaysan lahaa saxiixa laacibkaa.

Karim Benzema

Karim Benzema

Real ayaa la rumaynsanyahay inay iska iibin doonto laacibkaan si qarashaad ka lagu iibiyo loogu kaalmaysto soo qaadashada ciyaaryahanka Eden Hazard oo Chelsea u ciyaara, kaa oo looqorsheeyay in isbuucii uu qaato lacag gaaraysa €150,000.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*