Lukaku oo loogu gacan haatinayo horyaalka Jarmalka

Bayern Muncih ayaa diyaarineysa qorsho ay kusoo qaadaneyso xiddiga weerarka kooxda Everton ee Lukaku.

Weeraryahanka reer Belgium ayaa waqti wanaagsan ku qaadanaya Everton isagoo u dhaliyay kooxda goolal ay u baahneyd.

Naadiga ka ciyaarta horaalka Bundeslihga ayaa wakiilo usoo dirtay xiddigan sida ay sheegeyso jariiradda afka dheer ee  Sundey People.

Sikastaba Lukaku ayaa waxa uu sidoo kale bartilmaameyd u yahay naadiga Chelsea oo dooneysa in ay dib u ceshato, waxaana xiddigan kooxdiisa uu u dhaliyay 17 gool kulamadii uu u saftay horyaalka Ingiriis-ka.

Related Articles

5 thoughts on “Lukaku oo loogu gacan haatinayo horyaalka Jarmalka”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close