Lukaku Oo Si Uu Ugu Debaal Dego Guushii Xalayto Ay Gaartay United Ee UCL Sameeyay Arrin Layaab Leh

Weeraryahanka Naadiga ugu guulaha badan dalka Ingiriiska, islamarkaana Xilli ciyaareedkan cusub kusoo biiray Kooxdaan ee Romelu Lukaku, ayaa wuxuu xalayto kamid ah safkii Red Devils, ee guusha fiican kasoo hooyay Tartanka koowaad ee Yurub.

Laacibkaan ayaa wuxuu ka qeyb qaatay bandhigii goolasha isagoona hal gool ku lahaa, waxaana ciyaartaas ay kusoo dhamataay 3-0, waxaana ay umuuqdeen mid si weyn iskugu soo diyaariyay ciyaartii xalay iyo guud ahaan Koobkaan Champions League, oo ah mid aad uxiiso badan.

Lukaku, ayaa wuxuu soo xertay Fanaanad qiimaheeda lagu sheegay £1,040 Malyuun, waxaan uu umuuqanayay mid uu ugu debaaldegayo goolkii uu xalay dhaliyay guushii ay xalayto gaadhay naadigiisa United, waxaana uu ku dhexwareegayay Wadooyinka Manchester.

Manchester United striker Lukaku walked to lunch with two friends in the Cheshire sunshine

Man Utd, ayaa waxay haatan haysataan sedex dhiboocood, oo Nadiif ah, iyagoona doonayay inay meel fiican kasoo gaaraan Koobkaan, waxaana ay Fasal ciyaareedkan ay ku bilawdeen qaab ciyaareed heer sarre ah, waxaana ay diyaar uyihiin sida muuqata inay qaadaan Koobab fara badan.

Romelu Lukaku was all smiles as he enjoyed lunch out in Cheshire the day after the Basle game

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close