Maalin kooxda Chelsea Antonio Conte oo la ganaaxay

Xariirka kubada cagta dalka England ayaa waxey ganaxeen macalin Antonio Conte aduun lacgeed dhan £8,000 markii uu qalad sameeyay kulankii Chelsea iyo Swansea City ee Horyaalka Premier League.

Antonio Conte ayaa aqbalay in uu fal ansha daro ah uu sameyay cayaartii ka dhacday garoonka Stamford Bridge markii garsore Neil Swarbrick uu qalad ka sameeyay .

Kooxda Chelse ayaa ku jirta kaalinta sedaxad ee horyaalka dalka England ee Premier League iyadoona 11 dhibcood u jirta kooxda Horyaalka hogaaminaysa ee Manchester City

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close