Maalmihii Arooska! Tababare Hore Ee Koox PL Ka Dheesha Oo Ku Aqal Galay Guri Qurux Badan + Sawirro

Tababarihii hore ee kooxda kubadda cagta Liverpool ee wadanka Inigiriiska, Brendan Rodgers, ayaa waxa uu la aqal galay Gabadh ay isku barteen Munaasabad xilli uu ahaa Maamule ka ahaa Kooxda Reds, sanado ka hor.

Gabadha uu guursaday Rodgers, ayaa waxaa lagu magacaabaa Charlotte Searle, waxa uuna arooskooda ka dhacay Magaaladda Loch Lomond, oo ka tirsan wadanka Scotland, oo ka tirsan boqortoyadda UK.

Macalinkaan ayaa waxa uu haatan maamule ka yahay Naadiga Celtic, isagoona kula guuleystay Xagaagan Horyaalka wadanka Scotland, kadib xilli ciyaareed aad uqurux badan, ayuu markaan galay bishii Malabka.

44-sano jirkaan ayaa Gabadhaan uu guursday ayaa waxaa saaxiibo ahaayeen tan iyo sanadkii 2013-kii, waxaa uu soo gaba gabeeyay Nolashii wada sheekeysiga, waxaana ubilaabatay midi dhabka aheyd.

Ex-Liverpool boss Rodgers first met Searle in 2013, when they were both working at Anfield

Celtic manager Brendan Rodgers married Charlotte Searle in Loch Lomond in Scotland 

The couple tied the knot at the famous and picturesque Loch Lomond Golf Club in Scotland

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close