Macalin Rafael Benitez oo ka maqnaan kooxdiisa Newcastle kulanka Swansea City

Tababaraha u dhashay dalka Spain ee Rafael Benitez ayaa lacadeeyey in uusan Naadigiisa raaci doonin kulanka ay u safrayaan kooxda Swansea City Todobaadka soo socda.

Rafael Benitez ayaa lasheegayaa in qaliin lagu Sameeyey isla Markaana uu jiro isbitaal sidaa daraadeedna uusan kooxdiisa Newcastle United ku hogaamin doonin Ciyaarta Horyaalka England ee ay ladheeli doonaan Naadiga Swansea City.

Wargeyska The Independent ayaa daabacay in tababaraha dalka Spain uu u baahanyahay ugu yaraan mudo 2 Todobaad ah in uu kaga soo bogsoodo qaliinka lagu Sameeyey sidaa daraadeed ayuusan ula safri doonin kooxdiisa Todobaadka soo socda.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close