Macalinka kooxda Arsenal oo tilmaam xun ku tilmaamay taagerayasha dhaliilsan

Laacib.so Macalinka kooxda Arsenal ayaa dhaleyceen kala dul dhacay taagerayasha ka xun maamulka uu isaga ka hayo kooxda Arsenal

Taagerayasha kooxda Arsenal ayaa ka xumaa qabka ay kula nool yihiin ninka kasoo jeeda wadanka France iyago waqti badan ku banaan baxay in uu kooxda iskaga tago

Hadaba macalinka kooxda Arsenal ayaa sheegay in kooxdisa aysan wax aragti ah u heyn dad uu ku tilmaamay Verus kuwaas oo ka dhacsan waxa ay kooxda qabanayso

”.waxan ognahay in aragtida soo deg deg qaar ay dhibaato tahay. waxay keenta Virus si deg deg ah gaabis uu ugu yimaado”.

”.Dodobaadka waxan luminay dhibco muhiim inoo ahaa. waxan helnay laba dhibic oo kaliya, kulankii Swansea ee xilliga waxan qasarinay jaanisyadii aan ugu guuleysan karnay”.

”.kulankii Totanham bareejo ayaan la galnay, xaqiiqdi waxan la kulanay dhaleceyn kulanka ka dib, waan soo noqonay waxana xiliga naga maqnaa hal ciyaaryahan, jawiga wuu is badalay xiliga waxana jiray aragti la mid aheyd tii Swansea”.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close