Macalinka Kooxda Real Ee Zidane Oo U Hanjabay Barcelona Ka Hor Kulanka Ay La Balansan Yihiin

Tababaraha Kooxda kubadda cagta Los Blancos ee dalka Spain ayaa wuxuu sheegay in kulanka caawa ay la dheelayaan Naadiga ay ku xifaaltamaan horyaalka La Liga, ee ka tirsan Koobka Super Cup-ka ay dhulka la simin doonan.

Wuxuu sheegay in Madrid aysan aqbali doonin wax aan aheyn guul, isagoona wacad ku maray inay guul daro oo xanuun badan ay dhabarka usoo saarin doonaan Laacibiinta Barcelona.




“Madrid, ma aqbali doonto, wax aan aheyn guul, waana ka badin doonaan, waana garaaci doonaan,” ayaa laga soo xigtay macalinkaan, xilli uu horyimid wariyaasha ka hor kulankaan aad loo wadda sugayo.

Wuxuu ka dhici doonaan garoonka Barcelona, isagoona soo gali  doonaa saacadda Geeska Afrika, marka ay isku soo beegto 22:00 ama (Afar Saac) oo habeenimo, iyadoona uu yahay kulan aad loo wadda sugayo.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close