Macallin Guardiola oo ku dhawaaqay xiddigaha caawa ka hortageysa Barcelona

Kooxda Barcelona ayaa caawa waxa ay soo dhaweyn doontaa macallinkeedii hore Pep Guardiola, kullanka Champions League.

Kullankaan ayaa ah mid aad u xiiso badan waaana Guardiola uu soo xushay ciyaaryahano dhowr ah oo u arko in ay yihiin kuwo kooxda matali kara.

Xiddigaha uu kullankaan usoo xushay macallin Guardiola waxaa ka mid ah Sterling , Agüero,  Otamendi , Silva Gündoğan  iyo Fernandinho

Sikastaba kooxda Barcelona ayaa caawa kullan la ballansan naadiga Man City, waxaana iska hor imaan doono wajiyo saaxiibo ah.

https://pbs.twimg.com/media/

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close