Madaxweynaha Real Oo Shaki Gilliyay Mustaqbalka Xiddig Ka Tirsan Kooxdaas, Waa Kee?

Florentino Perez, Madaxweynaha Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee wadanka Spain ayaa waxa uu shaki xoogan gilliyay Mustaqbalka Ciyaaryahanka Lusga bidix ku dheela ee James Rodriguez, sida ay wararku sheegayaan, Waxa uu shaaca ka qaaday in Waayaha Xiddigaan ee Real aanu kala cadeyn islamarkaana ay ka fariisan doonaan Labadda dhinac ayna wax badan meel isla dhigi doonaan ka hor inta uusan go’aan qaadan Xiddigaan.

James ayaa waxa aanan cagta garoonka loosoo gillin kulankii xalay ee Final-ka Koobka Champions League-ga, waxaana arinkaas ayey lee yihiin Majaladdaha soo dadajin dooneysaa inuu soo gaba gaboobo Waayihiisa Madrid.

Rodriguez ayaa waxa uu dalabyo waali ah ka helayaa Kooxaha waa weyn ee Horyaaladda yurub, waxaana kamid ah meelaha sida weyn looga xiiseynayo imatinkiisa Premier League gaara ahaan Manchester United.

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close