Man City oo gaartay dalka Shiinaha, xilli ay la ciyaari doonto Man United+SAWIRRO

Waxaa toddobaadkaan dhici doono kullankii la wada sugayay oo ay isaga hor imaan doonaan Mourinho iyo Pep Guardiola.

Kooxda Man City ayaa gaartay dalka Shiinaha mahadaama isniinta ay soo aadan ay kullan adag la ciyaari doonto kooxda Man United.

Labadaan macallin uu ku xifaaltami jiray Real Madrid iyo Barcelona ayaa iminka xifaaltankoodii waxa uu ka abuurmay Ingiriis-ka iyagoo isku wajihi doono International Champions Cup.

Sikastaba  dunida oo idil waxa ay indhaha ku heysaa kullnka isniinta, iyagoo xiddigaha Man City uu hoggaaminayo macallin Pep Guardiola ay gaareen magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.

mancityv

18-year-old Tosin Adarabioyo is highly rated at City and will be given a chance to impress Guardiola on tour

Pep Guardiola looked in good spirits as he looks to draw first blood on his reignited rivalry with Jose Mourinho

Aleix Garcia has also been included in the 34-man squad and  will hope to feature against Manchester United

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close