Home » England » Man United Oo Hishiis Cusub Ku Abaal Marineysa Xiddig aad muhiim ugu ,ah ?

Man United Oo Hishiis Cusub Ku Abaal Marineysa Xiddig aad muhiim ugu ,ah ?

Wargeyska soo Evening news ayaa sheegaya naadiga United ay qorsheynaayaa in ay hishiis cusub ku abaal mariyaan xiddigooda under Harrera.

Waxa ay United go`aansadeen in ay ka hor tagaan in laacibka uu ka huleelo waxa ayna hishiiskaas cusub sara loogu qaadayaa mushaarkiisa oo hada kaqato kooxad

Hishiiska haatan Herrara ee United ayaa dhamaanaya xagaaga 2018-da waxa ayna United doonayaan in ay ku abaal mariyaan hishiis cusub madaama heer ciyaareed wacan uu soo bandhigayo xilli ciyaareedkaan

Kulankii Chelsea ee horyaalka ee ay naadiga uga badiyeen labada gool ayuu Harrera dhigay wacdaro waxa uuna qariyay oo uu meel saaray kubad sameyaha Chelsea ee Hazard

Evening news ayaa sheegeysa in mushaarka Harrera laga dhigayo 125 kun oo gini halka haatan uu todobaadkii qaato kaliya 75 kun oo gini
Harrera ayaa dhawaan muujiyay in uu doonayo in hishiis cusub u saxiixo kooxda man united lamana hellin weli mudada uu gaarayo ee qandaraaskaas cusub inta uu gaarikaro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*