Manchester City maxay ku dhigtay Hull City kulankoodii wax yar ka hor so dhamaday

Manchester City  ayaa cawa iyadana u awood sheegtay Hull City iyadoona 

ugu awood sheegtay 0 -3 .

City waxaa goolka 1 aad u dhaliyay Yaya Toure daqiiqadii 72 ee qaybtii 2aad ee ciyaarta , waxa uun ahaa gool

regoore ah , goolka 2 aad waxaa sii raacsaday Kelechi Iheanacho daqiiqadii 78 aad

ugu dambeyntii waxaa goolkii 3 aad isaka dhaliyay difaaca Hull City  Curtis Davies daqiiqadii 90 aad ee ciyaarta kadib markii 4 daqiiqo oo dheerad ah lagu daray

City ayaana sidaa ku heshay 3 dhibcood oo nadiif ah .

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close