Manchester City Oo Dubatay Kooxda Brighton Xilli Sergio Aguero Uu Shabaqa Soo Taabtay: Sawiro

Kooxda kubadda cagta Manchester City, ayaa waxay guul ku furatay Horyaalka dalka Ingiriiska, kaasoo daaha laga rogay maalinkii shalay aheyd, waxaana ay garoonkeeda kusoo garaacday Naadiga Brighton.

Kulankaan ayaa wuxuu ahaa mid aad loo wadda sugayay, iyadoona Man City ay ku biirtay Liiska naadiyadda guulaha ku furtay Horyaalka Ingiriiska, waxaana kooxaha maanta dheelay ahaayeen kuwa taago loo dhigayay.

Sky ayaa waxay ku badisay goolal dhan 2-0, iyadoona uga mahadcelineysa xiddiheda kala ah Sergio Aguero iyo Lewis Dunk, kaasoo dhawaan kusoo biiray naadigaan ka dhisan Magaalada Manchester.

Sikastaba, Macalin Pep ayaa wuxuu umuuqdaa mid dardar xoogan lasoo galay horyaalka, iyadoona maanta Blues, lagu soo gudbtay garoonkeeda, xilli lagu soo daaray 3-2, oo iyadana goolka looga horumaray.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close