Manchester United oo ka Qiimeyn sareeysa Real Madrid iyo Barcelona sabab?

Waxaa qiimeyn lagu Sameeyey kooxaha kubada Cagta Caalamka iyo barta bulshada ay ku leeyihiin Gaar ahaan Twitter-ka Kooxda ugu badan ee la sheergareeyo Wararkeeda iyo waxa ay soo dhigaan Waxaana kaalinta koowaad ku soo baxday kooxda horyaalka dalka England ee Manchester United.

Barta Twitter oo ah shabakad ay isticmaalaan dadka ugu badan Caalamka ayaa shaaca ka qaaday in 10 kii sano ee lasoo dhaafay Naadiga Manchester United kaalinta koowaad kaga jirtay kooxaha kubada Cagta ee hesha sheerka ugu badan dunida oo dhan.




#MUFC; #HalaMadrid (Real Madrid) and #LFC (Liverpool) ayaa sida ay u kala horeeyaan ugu kala jira kaalinmaha Waxaana lasheegay in hakii saacba ay Sheer dhahaan Twitter-ka Manchester United dad kabadan 125 million oo Taageerayaal ah mana Jirto xitaa koox ku soo dhawaan karaya.

Shanta kooxood ee Sare waxaa ka mid ah #FCBLive and #Arsenal kuwaas oo iyaguna hela sheer wanaagsan balse aan gaari karayn sadexda kooxood ee hore kooxda man united.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close