ManCity oo Liverpool iyo Arsenal ka dulqaadeysa xiddig ay si weyn u doonayaan

Naadiga ka dhisan magaaladda Manchester ayaa kusoo biirtay xiisaha loogu jiro mid ka mid ah xiddigaha ugu wanaagsan horyaalka Jarmalka.

Naadiga Man City ayaa dooneysa in Liverpool iyo Arsenal ay ka dul qaado xiddiga ay sida weyn u doonayaan ee Granit Xhaka kasoo soo bandhigaya ciyaar si weyn loo jecleysto.

Granit Xhaka ayaa ka tirsan naadiga Borussia Mönchengladbach,isagoo doonayo in uu  ka ciyaaro horyaalka Premier League.

Sikastaba Clacio Mercato ayaa sheegaya in Man City ay xooga saareyso sidii ay ku heli laheyd xiddigan Granit Xhaka kaasoo bartilmaameyd u ah kooxaha Arsenal , Chelsea iyo Liverpool.

Related Articles

3 thoughts on “ManCity oo Liverpool iyo Arsenal ka dulqaadeysa xiddig ay si weyn u doonayaan”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close