Home » Falanqeynta » MAQAAL: Miyuu Navas Ka Difaacan Doonaa Gooshiisa Xidiga Barcelona Ee Messi Kulanka Caawa?

MAQAAL: Miyuu Navas Ka Difaacan Doonaa Gooshiisa Xidiga Barcelona Ee Messi Kulanka Caawa?

Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona, ayaa waxay caawa fooda isku dari doonaan kulan ka tirsan Lugta koowaad ee Koobka Super-coup-ka, dalka Spain, iyadoona kulankana uu ka dhici doono garoonka Bluagarana.

Kulalankaan ayaa wuxuu soo dhici doonaa marka ay saacadda Geeska Afrika soo dul istaago 22:00, ama Afar saac oo habeenimo, waxaana labada kooxood xiddigahooda ay diyaar uyihiin inay dheelan kulankaan.




Tijaabada ugu weyn ee kulankaan ayaa waxaa mari doono goolhaha Real Madrid, ee Keylor Navas, kaasoo ka hor imaanaya mid kamid ah xiddigaha ugu waa weyn aduunka, kaasoo ah Lionel Messi.

Messi ayaa waxaa celin waayay Goolhayaal waa weyn, waxaana aad u adkaatan doonta in Shabaq waar diyeeyahaan uu gooshiis ka difaacdo Mucjisadda kubadda cagta Aduunka ee Lionel Messi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*