Mauricio Pochettino: Victor Wanyama aad buu ula qabsaday shaxda naadiga

Laacib.so Maclink naadiga Spour-ka Mauricio Pochettino ayaa shaaca ka qaaday in saxiixiisa cusub ee Victor Wanyama uu si fican uu la jaan qaaday naadiga.

Tottenham ayaa ayaa xiddigan kula soo wareegtay lacag dhan £11m bishii June xilli uu xiddigan reer Kenya ka soo tagay kooxda Saints.

Xilli uu xiddiga khadka dhexe ee Moussa Dembele oo xilli ciyaareedkii hore ka mid ahaa xiddigaha ugu muhiimsan kooxda uu ganaax ku maqnaan doono 4 kulan ee ugu horeeya Pochettino ayaa fursad siin doono saxiixiisa cusub ee Wanyama.

Isagoo ka hadlayay ka hor kulanka furitaanka ee ay la ciyaarayaan kooxda Everton ayuu yiri”Victor waa ciyaaryahan aynu ognahay sida uu u shaqeeyo waxana uu si fudud ula qabsan doonaa kooxda

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close