Maxaa ka cusub kulanka Caawa Champions League Napoli vs Real Madrid ?

Laacib.so : Naadiga kasocota Wadanka Italy ee Napoli ayaa doonaysa in ay samayso soo laabasho la yaab leh xilli ay doonayso in ay Real Madrid ka saarto koobka Champions League-ga.

Kooxda Real Madrid ayaa iyaduna doonaysa in ay sii wadato riyadeeda ah in ay ku guulaysato koobkeedii 2-aad oo xiriir ah iyo koobkeedii 12 ee tarranka ah ay rajo ka qabto.

Xaqiiqooyinka Kulanka Napoli vs Real Madrid

Ciyaartaan ay wada ciyaarayaan labada naadiga ee Napoli iyo Real Madrid ayaa ah midkii 4-aad ee ay labadan kooxood iska hor yimaadaan halka Los Blancos ayna wax guuldaro ah kala kulmin kooxda Naples 2 kulan waxa badisay Real Madrid halka ay hal kulana bar-baro galeen Naadiga Napoli.

Dhanka kale kulankan ayaa ah midkii 2-aad ee ay ku wada ciyarayaan garoonka Napoli ee Stadio San Paolo kulankii hore waxa uu ku dhamaaday bar-baro labada guulood ee Real waxa ay ka dheceen garoonka Santiago Bernabeu oo ay ku leedahay RealMadrid.

Ciyaarta: Napoli vs RealMadrid

Koobka: Champions league

Goorta: 10:45pm Habeenimo Xiliga Muqdisho

Garoonka Napoli: Stadio San Paolo

Toos ugala soco: LAACIB.SO

Napoli vs Real Madrid March 7 2017

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close