Messi ayaa mid kamid ah Ilkihiisa ku kuwaayay kulankii Adkaa

Lional Messi ayaa dibada loo saaray dabadeedna la soo celiyay ciyaarta iyadoo socota isagoo tiish afka u saaran yahay isla markaana uu dhiiga ka daadanayo.

Muuqaal iminka la soo helay ayaa muujinaya in Messi uu tufay mid ka mid ah ilkihiisa mar uu garoonka dib ugu soo laabanayay qeybtii labaad ee kulanka adkaa ee la dhelayeen realmadrid.

Waxa uu tufayay Messi ayaa u muuqday candhuuf balse ma ahayn sida la sheegayo oo waxaa la wariyay inay ahaayeen mid ka mid ah ilkihiisa uuna sidas ku dhacday ilkihiisa mid kamid ah warar ayaa intaa ku darayaa inuu xaladiisa soo Hagageyso .

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close