Messi Iyo Neymar Oo Soo Bandhigay Maaliyada Cusub Ee Barca Xilli Arin Cajiib Ah Lagu Arkay

Xiddigaha kooxda Barcelona ee kala ah Messi Iyo Neymar ayaa waxay wadanka Japan kusoo bandhigeen Maaliyadda cusub ee naadiga xilli ay ku xardhan tahay Finaanadda Shirkad cusub oo xayeysiis ah.

Sidoo Kale bandhiga Maaliyadan ayaa waxaa kasoo muuqday xiddigaha kala ah Arda Turan iyo  Gerard Pique, kuwaas kamid ah ciyaaryahanadda Barca uu soo bandhigista Maaliyadda ugu dhoofay Japan.

Shirkadda cusub ee ku xardhan Maaliyadda Barcelona ayaa waxaa lagu magacaabaa Rakuten, waana Shirkad ka shaqeysa ama sameysa Agabyadda Korontadda ayna lee yihiin Maalqabeeno Japanese ah

Inay Maaliyadda Barca ay xagaaga dambe kasoo muuqato Shirkaddaan ayaa waxay ka dhigan tahay inay meesha ka baxday Shiradii kale laga lahaa wadanka Qadar, islamarkaana Duulimaadka Qaabilsaneed ee Qadar.

Lionel Messi, Neymar, Gerard Pique and Arda Turan (left-right) pose with the new home shirt

Messi (left) says he is excited to work under new Barcelona manager Ernesto Valverde

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close