Messi Oo Lagu Dhax-arkay Isagoo Jooga Maqaaxi Lagu Iibiyo Cunto Aad Loo Jecel Yahay

Xili ay ku jiraan kulmadda ugu xiisaha badnaa ee Laligaha waqtigii ciyaareedka cusub ka hor ka dheello ayaa ciyaaryahanadda Lionel Messi iyo Luis Suarez, ayaa waxay kasoo muuqdeen Maqaaxi layaab leh oo ku taallo Magaalladda New Yorka ee dalka Mareykanka, Labadaan xddiga ayaa waxaa ku wehlinayay qaar kamid ah xubnaha qoyskoodda, waxaana halkas ay kuwada qaateen waqti nasiino ah, iyagoona wadda cunay casho, waxaana sidoo kale xiddigaha ku jiray Laacibka Barcelona, ee Sergio Busquets.

Maqaaxidaan ay booqdeen ayaa waxaa kalliya lagu ggdaa cunadda loo yaqaan Pizza, waxaana qiimaheedda lagu sheegaa inay gaareyso £11.50 Malyuun, [Hal xabo ayaa laga iibinayaa intaasoo lacag ah]

Pizzas are reasonably priced with several of their offerings at £11.50

Ciyaatoydaan ayaa waxaa ay isku diyaarinayaan kulanka ay Abacadda la dheelayaan Kooxda Manchester United, waxaana la filayaan in kulankaas uu noqdo mid ay jecleystaan dadka usoo daawasho tega.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close