Messi Oo Soo Barbareeyey Record-kii Puyol Uu Ku Lahaa Champion-ka ,Sidee?

Wiilka mararka badan ku guuleystay abaal marinta caalamka ee Messi ayaa bar bareeyay rikoor dhanka safashadda Champion-ka ah, markii uu ka hor tagay kooxda Juventus, Kulankaas ayaa ka tirsanaa lugta labaad ee wareegga 8-da Champion-ka iyadoo ay ku dhameysten bar bar dhac bilaa goolal

Kooxda Barca waa ayaa ku hartay natiijada bar bar dhacaas ah ,maadaama lugtii hore garoonka Juve looga soo badiyay sedex gool oo nadiif ah, Messi ayuu kulankaas u ahaa kiisii 115-aad ee Champion-ka ee uu u saftay Barca

Waxa uu sidaas ku bar bareeyay daafacii hore Barcelona ee Carles Puyol kaasi oo 115 kullan horay ugu saftay Barca.

Sikasta Kaliya waxaa haatan Messi ka badan Xavi Hernandez kaasi oo 151 kullan saftay waxaana ku xiga Iniesta 122 ah .

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close